Kun Habeen Iyo Habeen

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kun Habeen Iyo Habeen

Kun Habeen Iyo Habeen (Carabiألف ليلة وليلة).(Ingiriis Arabian Nights) waa qaybo badan oo kala duwan oo Sheekooyin shacbiyadeed ah.waa ilaa 200 oo qiso oo gabayana ay kujiraan.Kun habeen iyo habeen waxa lasheegaa in ay tahay qiso aad iyo aad u da wayn laakiin taariikhda casriga ah ee ay gaadhay caalamku waa qarniyadii dhaxe kadib markii qoraagii Faransiiska ahaa ee looyaqaanay Antoine Galland uu Afka Faransiiska ku turjumay.Qisooyinka Kunhabeen iyo Habeen waxa loo isticmaalay aad iyo aad gaar ahaan waxaa laga qoray buug badan oo kuwa ciyaalka ah waxa kale oo laga sameeyaya Aflaam.


Laakiin marka la eego Dhabahaan xiliga aytimi qisadani iyo sid ay kutimi may ahayn sidan ay hada inagusoo gaadhay.laakiin waxa ay soomartay marxalado marba waxaa lagusoo daray qayb.waxa ay qaadatay wakhti aad iyo aad u dheer.