Kurów

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kuruf)

Coordinates: 51°24′N 22°11′E / 51.400°N 22.183°E / 51.400; 22.183 Kurów ['kuruf] waa tuulo ku taalo koonfur-bari ee dalka Boland, waxay u dhaxaysaa Puławy iyo Lublin, banka wabiga Kurówka. Waana xarunta maamulka gmina. Waxaa degenaa dad tiradoodu dhantahay 2811 oo qofood (sanadkii 2005).

Mudadii u dhaxaysay 1431 iyo 1442 tuulada waxay haysatay darajo magaalo, waxayna xarunta ganacsiga raashiinka u noqotay nawaaxigeeda.