KwaZulu-Natal Province

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
SouthAfricaKwazuluNatal.png

KwaZulu-Natal waa gobol ku yaalo dalka Koonfur Afrika.Gobolkaan waxaa la abaabulay 1994ti. Caasimada gobolka waa Pietermaritzburg. Gobolkaan waxaa looga hadlaa Af-Zulu