Laasciidle

Ka Wikipedia
laasciidle

lasidle

لآصعيدلي
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
DeegaankaSaaxil
DegmoLaasciidle
Dowlada
 • NuucaGobolka saaxil
 • Duqa-magaaladaReer yoonis(Allamagan)
Joogga
0 m (0 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan15.350 [1] [2]
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

lasidle (som. laasciidle[3]) (Af Soomaali : laasciidle, Af Carabi : ar‎) waa magaalo ku taala bariga magalada berbera dad ka ku nool waxay u badan yihiin xoolo dhaqato magaalada waxaa ku yaala dugsi hoose, dhexe iyo mid sarre waxa dega. Beesha Reer yoonis (Allamagan) oo dega jiidaha bariga gobolka Saaxil iyo degaanada Ceel baxay, Raari buul iyo beylah male ,waana degmo kamida degmooyinka gobolka Saaxil, gaar ahaanna kuwa ugu qadiimsan. Degmadanan.

Degmadan waa mid kamida degmooyinka ugu waaweyn gobolka saaxil degmadan waxay caan ku tahay xoolo dhaqashada,waxa kaloo laga soo guraa malmalka,beeyada iyo fooxa.

deganka baragiga Saaxil waa laba degmo xagal iyo Laasciidle degmada waxa dega Reer yoonis(Allamagan) . Laasciidle waxa hoosyimadda raaribul,Ceelbaxay,xididaaley iyo beylah male. Beesha Reer yoonis (Allamagan) waxay degaan xeebta dherersan odhan sida laasmuuse,Ganbaxo,karin iyo ceeldaraad. Deegaannadan Bariga Saaxil reerka ugu badani waa Reer yoonis (Allamagan).

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Somaliland City & Town Population.
  2. Tageo.com. Retrieved on 2011-12-15.
  3. name="undp"