Maraykanka assalkoodii

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Maraykanka assalkoodii waxee ahaayeen, dad u dhashtay Waqooyiga Ameerika iyo koonfurba, markoodi hore waxee ahaayeen, dad indian iyo inuit ah intii yurubiyanka gumeesanin ameerika. nin la dhhi jiray Kristoffer Kolombus ayaa helay ameerika, markaas oo mooday in oo helay dalka Hindiya, marka oo arkay dad u eg aasiyaan. waxoo uugu magac daray (wadanka indianka) IN.