Marqaanweyne

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Marqaan wayne)

Marqaan waa magaalo Tariikhi ah oo ku tala Ismamul gobaleedka Soomaalida Itoobiya. Magaladaan waxay caan ku tahay xoolaha. Waxay ku taalaa dhul daaqsimeed aad u wanaagsan, waxana dega qabiilka tariikhda Soomaalida ugu caansan Cali gari axmed, ee beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish iyo beesha reer horogle ee madhibaan. Magaalada marqaan waxay caan ku tahay xoolaha sida geela iyo adhiga. ''maagaca magaaladu waxuu ku qotomaa ceel biyood la oran jiray (Marqaad-wayne) micnaheedu yahay ceel mug-wayn halkaas oo dadku ugu dhawaaqay marqaan wayne'' Aasaaska magalada waxa leh reer daraawiish oo aha reer Cali gari. magaaladu waxay leedahay kaabayaal dhaqaale oo fiican. magaalada waxaa ku dhaqan in ka badan 58.000 oo qof waana magalada sedexaad ee ugu dadka badan dhulka beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish marka laga tago Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa magaalada hoostaga oo laga xukumaa magaalooyin badan.oo ay ka mid Tahay,goob Wayne, burburis ,jarmal,wanaagsan Adhimaal ,Dameercad,

Tuulooyinka hoostaga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Madax gaal
  • Xagarburburis
  • Wanaagsan
  • Cuumbaal
  • jiingadda
  • goob Wayne
  • burburis
  • dameercad
  • Jarmalka
  • qararo

Murtida iyo Abwaanada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxaa magaalada ka soo jeeda abwaanada Soomaalida ugu caansan oo ay ka midyihiin

  • faarax guulled samatar fanaan somaliyeed
  • calidhuux
  • ismaaciil mire
  • cali food
  • cali Qamar
  • jaamac saliid
  • dhagacadde
  • dayl
  • shabac Ahmed cali dhuux
  • ducaale lugbuur
  • Cabdiraxman sooyaal
  • rayfal qubato
  • gacamay xirsi tore
  • cabdilaahi jama dhible
  • Shiine Max'ed Jibriil
  • Dhaarsane
  • Sayid Max'ed C/lle xasan
  • Cabdi kamas

Waxbarashada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxaa magaalada marqaan wayne Ku yaala goobo waxbarasho oo 20kii sano ee ugu dambaysay magaalada marqaan ka dhigay Hoyga waxbarashada ee deegaanka ku hareeraysan oo dhan iyadoo deegaankaasi ka aga dhow oo dhan ay usoo waxbarasha doontaan gaar ahaan dhanka Cilmiga Diiniga waxaa ka mida Iskuulada İyo Machadada Ku yaala magaalada marqaanwayne:

  • Dugsiga hoose dhexe sare ee Cali dhuux Adan (Ali Dhuh Primary and Secondary School)
  • Machadka Imaam Nawaawi
  • Machadka Imaam Shaafi
  • Dugsiga boodhinka ee shikh jama seed boarding school

waxaa İntaasi dheer qurba joogta iyo ardayda kasoo jeeda deegaanka waxay aad Ugu hanwaynyihiin Inay mar uun ka hirgelin Waxbarashada heerka jaamacadeeda.

Dad magac ku leh magalada

Waxaa magaalada magac ku leh:

• Jaamac dhible

• Darwish Jamac Bixi Kidin

• sheikh jama seed

• Garaad soffe Duran

• sheikh Hussein jaawali

• cismaan cabdi hashi

• cali faarax bog cadeeye

• haybe aw cali

. Dhuux afcad

. Garad C/lahi Garad soofe

. Aadan Galaydh

.