Maxamed Faarax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Maxamed Faarax oo ordooyo

Maxamed faarax (Ingriis Mohammed farah, "Mo" Farah. waa nin somali ah, wuxuu u ordaa dalka ingriiska. Maxamed waxoo dhashay 23 maarso 1983. wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho ee dalka Somaaliya.Maxamed waa nin haysta horyaalka orodka gudaha 10, 000m ee dalka ingriiska.horena wuxuu u haystay 3,000m. Maxamed wuxuu u ordaa qoloyinka Newham iyo Essex Beagles oo ku yaala bariga caasimada London. maxamed faarax qoyskiisu waxay degen yihiin tuulada wajaale oo ku taala galbeedka Somaliland. qoyska Maxamer Faarax waa reer miyi, waxa ayna dhaqdaan lo'da iwm walaalkina waxa la yidha khaalid ali hassan. markiisa ugu horeesay oo orodka ku guuleesto waxay ehayd 2001.

maxaed faarax diinta ku dadaal.