Mwai Kibaki waa madaxweynaha sadaxaad ee jamhuuriyadda Kenya. Kibaki waxoo mar ahaan jiray madaxweyne ku xigeen taariikhda marka ee u dhaxeesay 1978 ilaa 1988.Kibaki waxoo madaxweynaha sadaxaad ee dalka kenya noqday sanadka marka oo ahaa 2002, hadaneh waxoo mar labaad ku guuleestay 2007.