Heesta qaranka
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay National anthem)
Heesta Qaranka waa hees loo qaado calan dowladeed, ayada oo ka hadleeso calanka,dhulka iyo shacabka degan.Heesta qaranka waa hees markasto faaniso dal.
[Wax ka bedel] qoraal heesta qaranka soomaaliya
- Soomaaliyeey toosoo
- Toosoo isku tiirsada oo
- Hadba kiina taagdaran oo
- Taageera waligiinee
- Idinkaa isu tooqaayoo
- Idinkaa isu taamaayee
- Aadamuhu tacliin barayoo
- Waddankiisa taamyeeloo
- Sharcigaa isku kiin tolayoo
- Luuqadaa tuwaaxid ahoo
- Arligiina taaka ahoo
- Kuma kala tegeysaan oo
- Tiro ari ah oo dhaxalaa
- Sideed laydin soo tubayoo
- Ninba toban la meel marayoo
- Cadowgiin idiin talin oo
- Tuldo geel ah oo dhacan baad
- Toogasho u badheedhanee
- Ma dehulkaas dhanee tegeybaan
- Niinna dhagax u tuurayn
- Quaran aan hubkuu tumayo
- Tooreyda dhaafayn
- Oo aan taar samayn karin
- Uur kutaallo weynaa
- Hadba waxaan la taahaayoo
- Togagga uga qayshaa
- Nin dalkiisii cadow taaboo
- U tol waayey baan ahayee
- Marba waxaan laa ooyaayoo
- Oo ilmadu iiga qubataa
- Iqtiyaar niin loo diidoo
- La addoon sadaan ahayee