Nawru

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka Nawru

Nawru Ingiriis ( Republic of Nauru) Waa wadan jasiirad ah oo kamid ah jasiiradaha Micronesia ee kuyaala Badweynta Baasifik. waxa lagu tiriyaa in ay tahay dawlada jasiirada ah ee caalamka ugu yar waxa ay ka koobantahay 21 kLM oo isku wareega ama (8.1 mayl) waxakale oo ay tahay wadanka madax banaan ee caalmaka ugu yar. waana wadanka kaliya ee aan lahay caasimad gaara ah laakiin waxa ay leedahay magaalo dhex dhexaada oo ay kuyaalaan badi xafiisyada dawladu magalaad oo lagu magacaabo Yaren

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale