Operating system

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

operating system (habka shidida) waxaa weeyi group software ah oo maamula dhismaha computerka computer hardware kaasoo u keena adeegyo isku mida prograamada computerka. habka shididu waa cunsur dhaqdhaqaaq u leh habka prograamka ee ku jira computer systemka. programada hawl galaa waxay u baahanyihiin habka shidida si ay u shaqeeyaan.

si u dhismuhu u shaqeeyana sida waxa la galiyo iyo waxa ka soo baxaba. habka shidistu waxay u dhaqantaa dhex u dhexaysa prograamada iyo dhismaha computerka.