Qabiilada Jubaland

Ka Wikipedia

Jubaland Waa Maamul Goboleedka labaad ee ugu Dhulka balaaran maamul goboleed yada Soomaaliya.

Waana gobolka ay wada dagan yihiin Beelo badan hana ubadnaanadan beelaha Mareexaan sade iyo Shiikhal

Mareexaan waxay degan gedo oo eh gobolka ugu weyn maamulka sidokale waxay degaan kismaayo oo eh j.hoose

Beesha Shiikhaal na waxay degta jubada dhexe iyo jubada hoose ayado si xowli eh udegta Deganada 2 da gobol ba

Sidokale beelaha harti oo dega kismaayo io ogaaden oo dega kismaayo dhoobley iyo afmadow iyo raxaweyn oo dega tuuloyin hoos yimaada gedo


5aad: Jareerweyne

Daarood: Ogadeen Mareexaan

Hawiye: Sheekhaal Geeljecel Ajuuraan