Qafqaas

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Qafqaas' afka ruushka ( Кавка́з, ) waa mandaqad siyaasadeed oo ay wadaagaan wadamo aad u badani waxa ay ku taalaa xuduuda u dhaxaysa yurub iyo Aasiya waxana kuyaala buuraha caanka ah ee quuqaas badanaa waxaa loo qaybiyaa laba dhinac bari iyo galbeed