Raas Caseyr

Ka Wikipedia

Coordinates: 11°49′N 51°15′E / 11.817°N 51.250°E / 11.817; 51.250

Raas Casayr

Cape Gardafui, Gardafuul
راس عسير

Raas Caseyr
Cape Guardafui c. 1900
Raas Casayr is located in Earth
Raas Casayr
Raas Casayr
Cape Guardafui location
Dalka Somalia
GobolkaBari
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)


Raas Caseyr waa magaalo ku taalo Gobolka Bari ee woqooyi bariga Somalia. Waxay magaaladu ku taal geeska ay isaga darsamaan Badda Cas iyo Badweynta Hindiya. waa magaalo taariikhi ah. waxaan jeclaan lahaa qofkii igu dhaama magaladas taariikhadeeda ama si fiican uhaya inu soo qoro sawirada noocii ugu dan beeyeyna soo galiyo

Taarikh Raaso Caseyr

Magaca Guardafui wuxuu ka kooban yahay labo eray ee talyaani ah oo kala ah “𝐠𝐮𝐚𝐫𝐝𝐚 & 𝐟𝐮𝐢” oo la micno ah 𝐀𝐑𝐀𝐆 𝐨𝐨 𝐂𝐀𝐑𝐀𝐑 maadaama marinkaas ay maraakiib badan ku dageen waliba xiliga ay dhacayaa 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐲𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐒𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 la yiraahdo oo arragu yaraado xiligaas.

Raas casayr waa marin badeed istaratiiji oo dunida caan ka ah waana halka ay ku kala qaybsamaan labada badood ee kala ah 𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐦𝐞𝐞𝐝 waxaana isticmaalaan maraakiinta ukala gooshaya qaaradaha sida Africa, Asia & Australia

Qorshaha dhismaha munaaradda Raas casayr wuxuu soo bilowday 𝟏𝟖𝟗𝟗 lkn waxaa si rasmi ah loo dhisay sanadkii 𝟏𝟗𝟐𝟒-tii waxaana waagaas loogu magac daray “𝐅𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞𝐬𝐜𝐨 𝐂𝐫𝐢𝐬𝐩𝐢” oo ahaan jiray RW-hii Talyaaniga.