Refund Sisters

Ka Wikipedia
Refund Sisters
Macluumaadka asalka
AsalSeoul, Koonfur Kuuriya
Nooca fanka
Sanadaha Shaqada2020
CalaamadahaMBC
Falalka la xiriiraSSAK3
Xubnaha

Refund Sisters (환불원정대) waa koox Koonfur Kuuriya ah oo lagu sameeyay barnaamijka MBC ee Hangout with Yoo. Waxay soo saareen heestoodii ugu horaysay "Don't Touch Me" Oktoobar 10, 2020.[1]

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://entertain.naver.com/read?oid=468&aid=0000709944