Roald Amundsen

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Roald Amundsen 1911

Roald Amundsen16 july 1872-18 juun 1928, waxa uu ahaa qofkii ugu horeeyay ee tagay cidhifka koonfureed ee aduunka 1911 waxa uu u dhashay wadanka Norway

Roald Amundsen ma gursan inta uu nolay , lakinse waxu haystay ama aabe u ahay 2 gabar oo yar yar