Sabti

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Sabti waa maalinta Todobaadka ugu horeeysa, waxeyna u dhaxaysaa Jimcaha iyo Axadda.

Sabti waxay dhinaca istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta lixaad ee usbuuca. Kalandarka Roomaanka iyo Yuhuuda waa maalinta usbuuca ugu dambeyso.

luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Saturday, mida Finnishakana Lauantai.

Todobada maalin ee Todabaadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]