Sagaalka(9ka) ilma samaale

Ka Wikipedia

Sida taariikhdyahanduna caddeeyeen odayga samaale waxa uu dhalay sagaal caruur ah, kuwaas oo mid waliba oo ka mid ah ay ka soo farcameen qabaa'il fara badan. Waxayna kala yihiin sida hoos ku qoran: