Sedex Geesoodka Bermuda

Ka Wikipedia

Coordinates: 25°N 71°W / 25°N 71°W / 25; -71

sadexgeesoodka bermuda

Sadex Geesoodka Barmuuda ee looyaqaano sidookale {sadex geesoodka shaydaanka} waa mandaqad juquraafi ahaan usamaysan si sadex geesooda oo isla eg, 1500 oo km ayay dhanwalba katahay, waxa ay ku taalaa Badweynta Atlaantik.Waxa ay u dhaxaysaa jasiiradaha barmuuda iyo bortarico. waa mandaqad aad u cajiiba in ay noqotao shay cajiibana waxa kadanbeeyay kadib markii.niman qorayaal ahi ay kaqoreen sheekooyin aad unaxdin badan oo laga filayo barmuuda.laakiin qolyaha ilaalada bada ee laga leeyahay wadanka marykanku.waxa ay sheegeen in aanay jirin in doono maraakiib iyo diyaarado.lagu waayay sadex geesoodka.barmuuda.markii u horaysay ee wax laga qoro sadex geesoodka barmuuda waxa ay ahayd asanadii.1964.waxa wax kaqoray qoraagii caanka ahaa ee la odhan jiray.fisenti gadez.qoraagaasi waxa uu sheegay in .badaas lagu waayay diyaarado iyo doonyo badan iyada oo aan wax fasiraada lagahayn sabta kudhacday ee loo waayay.bilawgii sanadii.1952 ayaa qoraa la odhanjiray joorj sandes waxa uu ku qoray jariirada.Fate magazine, in doonyo maraakiib iyo diyaardo aad ubadan lagu laayahay sadex geesoodka barmuuda.


xaqiiqada barmuda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa la ogaaday kadib markii in badan labaadhay sheeko xariirta barmuda in aanay waxba kajirin waayo waxa ay ahyd oo kaliya shiikooyin ay sameeyeen raga wax qoraa taas oo ya kudoonayeen in ay ku iibiyaan kutubtooda.