Sedjibeke

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Sedjibeke

Sedjibeke

Saddexjibaarane (cube) Waxa uu leeyahay 6 dhinac oo isku beegan, 12 gees, 8 xagal dhamaantoodna dhinac kasta waa qaab labajibaaren ah, Xaglahiisuna waa kuwa quman, Balacyada oo dhanna waa isla egyihiin.

Mugga Sedjibeke waxaa lagu helaa adigoo isku dhufta  :d^3 = d \cdot d \cdot d

sedjibeke dhaqdhaqaaqaya

Qaacidada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Seddex jibaarnaha waxaa loo eegaa geesaha inta ay isku jiraan d,

Bedka 6 d^2\,
Mugga d^3\,
Isku beegnaanta xariiqda \sqrt 2d
Firaaqada isgoosyada \sqrt 3d
Dhexroorka kagac Goobo \frac{\sqrt 3}{2} d
Goobo gacan keeda taabanaya dhinacyada oo dhan \frac{d}{\sqrt 2}
Kubad taabaneeysa dhamaan dhiancyada \frac{d}{2}
Xaglo isku dhafan \frac{\pi}{2}