Shakaal
Ka Wikipedia
Shakaal (Ingiriis: Hypotenus)waa erey xisaabeed, khadka ugu dheer ee saddax-xagalka,
Si aan ku soo saarno bedka waa in aan naqaanaa alka iyo joogga saddexagalka. Salka waa cabbiri karnaa laakiin joogga waa in aan sawirnnaa.