Shanbal

Ka Wikipedia
Shanbal

Shanbal waa laba birood oo wareegsan oo leysku garaaco, waxa ayna ka tirsan tahay qalabka muusigga.