| Sumada calaamad |
Macnaheeda |
Sida loo adeegsado |
Tusaale |
| = |
la mid ah |
Waxaa loo isticmaalaa is ber ber dhigga |
8 + 2 == 10, 10 == 10 |
| ≠ |
lama eka |
Waxaa loo isticmaalaa diidmo in aaneey la ekayn |
2 + 9 ≠ 12 |
| + |
Isku dar ama isu gayn Togan |
waxaa loo isticmaalaa wadarta laba tiro iyo wixii kabadan |
6 + 5 = 11 |
| - |
kala goyn ama kala jarid Taban |
waxaa loo isticmaalaa Farqiga laba tiro |
9 - 3 = 6 |
| < |
Ka yer |
Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta midig ka wayntahay tan bidix |
7 + 2 < 12 |
| > |
Ka way |
Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta Bidix ka wayntahay tan Midig |
15 + 30 > 37 |
| × |
Ku dhifasho |
Waxa ay sumad utahay isku dhifashada |
5 × 6 = 30 |
| ÷ |
Uqaybin |
Calaamada uqaybinta |
8 ÷ 2 = 4 |
| : |
Ka ama kiiba |
waxaa loo isticmaalaa Saami |
5 : 9 |
| / |
Kiiba |
Waxaa loo isticmaalaa laba walxood cabirkood |
10 liter / h saacadiiba |
| ± ، ∓ |
Kuder kajer |
Waxa ay ka dhigantahay midba midka kale in uu ka jeranyahay |
10 liter ± 1/2 liter |
| ≤ |
Ka yer ama la eg |
Marka la is ber ber dhigo waxaa wayn qaybta midig |
{2 ، 5 ، 6 ، 7} ≤ {2 ، 8 ، 10} |
| ≥ |
ka wayn ama la eg |
tirada labada dhinac ku jirta oo isku mid ah |
{8 ، 3 ، 10} ≥ {4 ، 5 ، 6 ، 3} |
| ∅ |
Xiriir lama leh |
waxa ay ka dhigantahay mid aan intaba ku jirin |
{n ∈ ℕ : 1 < n2 < 4} = ∅ |
| ∉ |
kama tirsana |
Qabtaan kama tirsana qaybta kale |
12 ∉ {1 ، 2} |
| ⊂ |
Katirsan |
Qayb yer oo qaybta wayn ku dhex jirta |
{1 ، 8 ، [1] 1 ، 5 ، 78 ، 10 ، 1} |
| ⊄ |
kama tirsana |
Ka tirsanaashada caksigeeda |
{1 ، 5 ، 10} ⊄ {6 ، 30 ، 8 ، 70 ، 9} |
| % |
Boqolkiiba |
waxaa lagu xisaaba tiro inta ay kala egtahay 100 kiiba |
2% ، 12 % |
| ‰ |
Kunkiiba |
Waa qiyaas kunkkba ah |
2‰ 12‰ |
| ≈ |
Ku dhowaad la eg |
Waxaa loo isticmaalaa tirada boqoleeyda ama jajabka |
7.5 ≈ 8 |
| π |
pi |
Waxaa loo soo gaabiyaa wareega Goobo dhexroor keeda |
= 3.14 ku dhowaad |
| Sumadda |
Macnaheeda |
Sidala loo adeegsado |
Tusaale |
| ≪ |
Aaad bey uga badantahay |
Waxaa loo isticmaalaa laba tiro is barbar dhigidood oo is dhinac yaal Dhanka midig ayaa aad uga wayn dhanka bidix |
2 ≪ 10000000 |
| ≫ |
Aad bay uga yartaha |
waxaa loo isticmaalaa isber dhigid Dhanka bidix ayaa aad uga wayn dhanka midig |
1000000 ≫ 2 |
| ∞ |
Dhamaad maleh |
Waxaa loo isticmaalaa shaqo aan dhamaan |
{0 ، 1 ، 2 ، 3 ، 4 ، ∞} |
| ∩ |
iskgoys |
Waxaa la dhax dhigaa laba qaybood oo meel iska jara |
{8 ، 7 ، 9 ، 1} ∩ {5 ، 9 ، 4 ، 7} = {7 ، 9} |
| √ |
Xidid gelin |
Waxaa gadaal laga dhigaa xisaabaha xidika lageliyo |
4 - 2 = 2 ama 4√ |
| | | |
Qiyaas / Qiima lagu siiye |
Oo la dhax geliyey laba dhidib |
| -8 | = 8 |
| ∪ |
Kulan |
Waxaa la dhex geliyaa laba qaybood ee la donayo ina la isku daro unugyo kaimd ah |
{5 ، 3 ، 2} ∪{8 ، 2 ، 9} = {5 ، 3 ، 2 ، 8 ، 9 } |
Tani waa qayb kamid ah Astaamaha ama (Sumad) Joomatiriga.
| Sumadda |
Macnaheeda |
Adeegsiga |
Meelaha |
| // |
Berberro |
Waxaa la geliyaa waba dhinac ama laba xariir oo isberber socda |
B C // DA |
| ⊥ |
Ku qotoma |
Waxaa la geliyaa laba dhinac oo isku qotama ee samaynaya Xalka quma ama toosan ama 4 isku beegan |
x y ⊥ nc |
| ≡ |
Isku beegma |
Waxaa lagu muujiyaa laba sawir ama laba dhinac ay isla egyihiin dhianacyeda ama xalaha |
AB ≡ XY |
| π |
Pi |
Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo waxaana lugu qiyaasaa 3.14 ( )  |
ــــــــــــ |
| ° |
Darajo |
Waxaa lagu cabiraa kuleelka ama xaglaha |
Qiyaasta xagasha waa m = 50° |
| ∆ |
Saddax-xagal |
waxaa loo soo gaabiyaa erayka Saddax-xagal |
∆ abc ≡ def |
| ○ |
Goobo |
soo gaabinta erayga Goobo |
○ B dhexroorkeedu waa 2cm |
| □ |
Labajibaarane |
soo gaabinta erayga Labajibaarane |
□ abcd ≡ d h c x |