Labajibaarane

Ka Wikipedia

Jometeriya xisaabta Labajibaarane waxa uu leeyahay qaab laba jibaaran waxa uu leeyahay 4 dhinac iyo afar xaglood oo quman, afarta dhinac kasta waa isla egyihiin.

Labajibaarane
Labajibaarane Waa Afar geesle Quman.
TypeLabajibaarane
Dhinacyada iyo Geesaha4
sumad shalafli{4}
Sumada kokistar
WandharanDihedral (D4)
Bedt2 (with t = edge length)
Xagasha gudaha (Darajada)90°
Barbarroledual polygon of this shape
Astaamahatuurre, meeraan, Dhinacyole'ege, Isogonal, Isotoxal

Si loo helo bedka waxaad arkaysaa in Sal iyo Joog ba isla egyihiin

  • Bed =

Si aan uhelno wareega waxaa meeshaan kaaga muuqata in ay isla egyihiin dhamaan dhinacyada

  • Wareeg =