Wareeg

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Goobo waa shay kamid ah xisaabta. Waana 360 darajo, wareega dhameestiran. Bartamaha wareega ilaa qarkiisa waxaa loogu yeeraa wareega raadius.wareega qarkiisa ilaa qarka kale neh waxaa u maleenaa in loogu yeero (Siiwade)

G O O B O

Qaacidada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Nuuca qaacidada Isbedelka
Goobo 2 \pi r\, Meesha ah r Waa gacan.
saddax-xagal a + b + c\, Meesha ah a, b iyo c Waa dhinacyeda Saddax-xagal.
Qardhaas/qardhaas 4a Meesha ah a Waa dhererka dhinaca
Laydi 2(h+w) Meesha ah h Waa joogga iyo w Ballaca

Tusaale

  • Waxaa loo cabiri karaa Afar geeslaha in la isugeeyo dhamaan Xaglahiisa.
  • Wareega Goobo Waxaa lagu helaa

  P = 2 \cdot \pi \cdot r

Ama


  P = d \cdot \pi

Sida