Talk:Duduble

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Duduble (Maxamuud Hiraab) wuxuu qayb ka yahay beelweynta Hawiye, waa beel degta gobolka Banadir iyo gabollada dhexe ee Soomaaliya. Beesha waxa ka dhashay cullumaa'udiin, aqonyahayo iyo siyasiyiin intaba. Beesha Duduble waxeey ledahay maamul goboleed layiraahdo Dooxoland kaasoo ka dhisan gobolka Galgaduud. Ceelgars, Ceelbuur, Xiindheere, Garabla', Xagareey, Ceelqooxle,Cimadle, God dhurwaa, Ceel lahelay, Wamoleey, Oodweyn, Dooxo Duduble iyo deegaano kale oo badan oo aan qoraalkaan lagusoo koobi karin ayaa ka mid ah magaalooyinka iyo tuulooyinka uu degaanka u ah Duduble. Beesha Duduble ayaa ah beesha ugu deeganka weeyn marka la barbar dhigo deegaanada aay degaan qabaa'ilada kale ee dega gobolka Galgaduud . == Sida uu ukala baxo Duduble wuxuu ka kooban yahay Todobo lafood oo waaweyn oo kala ah sida hoos ku qoran: 1.MAQLISAME 2.AWRADEEN 3.MAXAMAD CAMAL 4.AARSADE 5.CELI 6.Bisin 7.Daa,uud Duduble wuxuu leeyahay hogaan dhaqameed caan ka ahaa dhulka mudug xiligii talyaaniga oo la `oran jiray ugaas foodeey.sidoo kale waxaa jiray Cabdi Cawaale oo loo aqoon jiray Cabdi Faracade iyo wiilkiisii Faarax Cabdi, Siyaasisiinta beesha waxaa ugu horeeya 1.Xildibaane Sidde 2.xaawa cawaale abtidoon 3.xaaji xaashi faarax 4.maxamad axmad xabad 5. por ciis maxamad siyaad 6. maxamad xaashi dhuxulow 7.Xuseen Maxamed Dhicis 8.Cali Wardheere Cabdi 9.D.Maxamuud Maxamed Maxamuud 10.Axmed Maxamuud Nuur (dalqo) 11.Eng Yousuf Nuur Xaayow == Beesha Duduble waxaa lagu naaneeysaa XORDEGE oo waxaa la sheegaa in Duduble yahay beesha kaliya ee Soomaaliyeed ee aan arag gumeeysi sababta oo ah dhul deeganeedka Duduble oo aad u fogaa hadana dhul biyuhu ku yar yihiin ahaa baa ka hakisay gumeestihii in u gaaro waxayna ku heleen naaaneysta ah DUDUBLE XORDEGE Beeshu magacyo badan ayey leedahay Sida Duduble, Xordege iyo Maxamud Hiraab Taas oo ka dhigan in beeshu ay si toos ah ugu abtirsato Hiraab Hawiye Waxaa kaloo loogu yeeraa yaraanka Hawiye. Hadalka ah in Duduble uu Habar gidir qeyb ka yahay ma cadda, taasi waa iska mala'waal maxaa yeelay waxaa la sheegaa in uu Duduble la naas nuugay Cayr Madarkicis Hiraab oo uu adeer u yahay markii hooyadiis oo la sheego in ay Ujuuraan ahayd ay ku umul raacatay Duduble, sidaa awgeed ayaa loogu yeeraa ina Habar-Gidir Dadka caanka ah oo ka dhashay Beelweynta Maxamuud Hiraab waxaan ka xusi karnaa Siyaad Kooradadab /ama Siyaad dheryo dhoob oo isaga lagu xasuusto "Hashu maankeyga gaddaye ma masaarbey laqday". Waxaan kaloo xusi karnaa gabadhii ugu horaysay oo xildhibaan noqota Xaawa cawaale abtidoon, geesigii weynaa ee Maxamed Cabdulle Xalane oo loo yaqaan (XALANE), Maxamuud Cali Axmed Xeyle (Elman), Ciise Axmedyare Abtidoon Dhiil "CIISE MA QADEEYE" maamulihi bankiga dhexe ee somaliyeed dowladi mohamed siyaad .maxamuud abdi (xoor) axmed nuur cali jimcaale oo ahaay fekerihii iyo madaxii Bangigii isgaarsiinta ee Al Barakaat hadana loo yaqaan Hormuud iyo Saad. garaad nuure taliyihii booliska caasimada mugdisho c/laahi tohob hayle (Eng Yousuf Nuur Xaayow)(Cabdulle Maxamuud Nuur )(Qaraabe)iyo Eng maxamud xashi xalane madaxii warashadii shamiitada ee barbera iyo Rag Kale oo Caan ahaa dudble waxa uu degaan uleeyahay dhul baxad weyn oo lagu macaabo dooxa duduble oo kakooban degmooyin iyo tuulooyin sida ceelbuur oo ah xudunta duduble degmada ceel garas degmada xiin dheere iyo tuulooyin eey kamitahay ceelqooxle ceeklahelay warmoley habaas weyn iyo degmada garabla iyo dhulbalaaran oo ah ilaa 900 oo km oo isku weer ah JAAACADA QUR,AANKA KARIIMKA IYO DARASADKA ISLAAMKA WAXEY SOSARTAY JAAMICIYIIN UBADAN DUDUBLE Siyaasiyiinta xiligaan ee beesha Dududble waxaa ka mid ah Bootaan Ciise Caalin, Yusuf Geele Ugaas, Cabadale Caawooley, Axmed Diiriye, Saxafiyiinta caanka ah ee beesha Dududuble waxaa ka mid ah Cilmi Cismaan Faarax (Boodhari), Axmed Cabdinuur, Cabdulaahi Cismaan Faarax, Cabdiraxmaan Daahir Guutaale Maaliki, Farxan Cali Xalane, Cabdishakuur Faarax Cigale.C/qani Axmed Abtidoon,Zakariye Cabdiraxmaan Daahir (Sangaab) waxaa kaloo ka mid ah gabartii ugu horeysay ee ka hadasha telifishin soomaaleed ama weriye soomaaliyeed ka hadla TV shukri maxamuud afrax Duduble taareekhdiisa gumeysi ma arag Dhulkiisana waa ceelbuur galmudug iyo muqdisho hilwaa daru salaam hodon qeybo kamida duduble geesigooda waa xalane geesigii ugu horeeye somalia bilad geesino qaato Sheg kadaha duduble Salam bank Cocacola Shaakir Al buruuj Somali iphone Hormuud Somnet Somgaas Beco sherkada korontada Darusalam school Mucaasir school

Duduble xordege