Talk:Haber Awal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Habar awaL waxa kale Oo loo yaqaana (Subeer awal), Waa reerka ugu badan isaaq uguna deegaan badan, waxay degaan Somaliland, Djibouti, Somalia, Kenya iyo Ethiopia. Waxay u kala baxaan 8 haamood, 2 hamood aya tarmay Oo loo kala yaqaan SACAD MUSE iyo CIISE MUSE. Labada dakhli e SOMALILAND dhaqaalaha ugu waaweyn kaso gala waa reerka daga.