Talk:Sheekhaal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
 --[[Special:Contributions/184.76.14war

Digniintii ugu dambeysay![wax ka badal xogta]

Mudane Abubakralbakri7 waxaad ogaataa in midani tahay digniintii kuugu dambeeysay; hadii aad mar dambe waxka masaxdo boga Sheekhaal waxaad ogaataa inaan ciwaankaaga xanibi doono. Hadii aad tallo, tusaale ama fikrad hayso meeshan ku soo bandhig laakiin ha masixin akhbaarta meesha ku jirta. Ismail4all (talk) 10:00, 28 Diseembar 2016 (UTC)[reply]

ismaciil sxb bogan waxba laguma biirin karo macluumaad badan ayaan hayaa oo beeshan ku saabsane seen ugu biiriyaa Daadaheeye (talk) 17:47, 15 Febraayo 2019 (UTC)[reply]

Deegaanka Qorof[wax ka badal xogta]

Magaalada Qorof waa magaalo dhacdo xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya gaar ahaan dhanka Itoobiya. magaaladan dadka ku dhaqan waxa ay noloshooda ku tiirsan tahy dhaqashada xoolaha iyo beeraha. waa deegaan daris la ah Tuulada Labo-baar. Macalin Cabdiraxmaan (talk) 15:09, 22 Sebteembar 2019 (UTC)[reply]