Talk:Soomaali

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Xisbigii w.s.l.f[wax ka badal xogta]

Kadib markii laga solaabtay dagalkii 1977,kii waxaa Ethiopia wada hadal lagalay hogamiyihii jamhadii u halgamaysay Somali Galbeed ee Yussuf Maxamed Sugaal (Abwaan Yussuf Dhere) kumagac dheera, shirka oo lagu qabtay gudaha Ethiopia kasoo laysku afgaran wayay wada hadal kii u dhaxeyay Ethiopia iyo jamhadii w.s.l.f ee Somali Galbeed Gobolka Wayteen, oo lagu yaqano magaloyin caan ah sida magala madaxa gobolka, Danan, Bircod ilo-Horoshagax, shacabka waytenia oo Ethiopia ay ku gumadey gudaha dalka Somali galbeed, inta uusan dhicin dagaalkii 1977 kii iyo wixii kadambeyayba shacabka waytenia oo laduud siyay dhulkoodii lagana laayay intii wax garadka ahayd, jamhadii waytenia ee w.s.l.f ee Somali galbeed oo markii dambe iyado garabsanaysa ciidamadii xds garabsanayay dagaal ku qaaden Ethiopia oo marka isutaqiinay libaaxa Africa ayna kadhigeen bisada Africa magala madaxa Ethiopia oo ku sigatay inay lawaregan ciidamadii waytenia iyo xds somalia oo isgarabsanaya, kadibna midowgii suufiyed iyo Yemenis oo ka hortagay dhamaan awoodi ciidamadii somaliyed jabhadii waytenia oo marka aad ugu faraxsanayd guusha ayka gareen gumaystihii Ethiopia kadib na wadanka Somali galbeed waxaa laga sameyay 1978 jamhadii uusameyay iyadana col, Yussuf mohamed sugaal (Yussuf dheere) onlf oo uu ugu talagalay inay gudaha dalka kadagalanto. Abdirahman Koonfuri (talk) 18:59, 20 Nofeembar 2019 (UTC)[reply]