Tasmaniya (Ingiriis: Tasmania) waa gobol ka mid ah 7 gobol ee dalka Australia. Caasimada gobolka Tasmaniya waa Hobart.