Template:Aragti

Ka Wikipedia
Maxaa soomaalida udiiday in ay wax ka qorto aqoonta kale, wikipedia waa maktabad aad keeni karto aqoontaada Maaha meel lagu qoro qabiilada oo kaliya, maxaa yeelay qof ayaa wax ka qoraya qabiil ku kalena wuu tirayaa, marka usoo jeesta aqoonta kale, u fiirso Wikipedia qaybaha kale waa la hormariyaa mar waliba, Mahadsanidiin.