Toobin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Toobin

Toobin Waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu goobo tahay, masaaxada isku xirta salalkuna tahay Toobin

Toobin goobeed quman iyo mid janjeera
Qaacidadaan waa Toobinta usamaysan Salkeeda sida Goobada
r : Gacanka Salka.
h : Joogga Toobinta.
A : Bedka Salka.
P : Wareega salka.
V : Mugga Toobinta.
g : Dheerer garaaf toobineed ee gooba quman ah.

Bedka

Bedka dusha sare ee toobin Goobeed quman = \frac{gP}{2} = \pi r P
Bedka salka toobinta =  \pi r^2 \,
Toobin goobeed quman haddii la gooyo ee barbarra la noqda waxaa ka dhalanaya : \frac{a}{A} = \frac{k^2}{h^2}
Halka (a) Waa bedka gabalka la jaray, iyo (k) Fogaanta halka laga jaray madaxa.

Mugga

Mugga V Jooga toobin h Gacanka Salka r iyo {{1\over 3}} Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:

V= {{\pi \cdot r^2 \cdot h \over 3}}