Ukun
Ka Wikipedia
Ukun waa wax Shimbiraha dhalaan, Ukunta wee wareegantahay, dhaxda neh waxaa uuga jiro wax jaale ah. Ukunta waxaa ka dhashto Shimbir yar ama jii jiil. Ukunta waxaa aad loogu yaqaanaa doorada, ayada oo lawada cuno, macal ukunteeda. Ukumaha wee kala ween yihiin, kalaradooda neh, wee kala duwan yihiin. Ukun waxee Noqon kartaa, ayada oo Cadaan ah, ama Gaduud biyabiyaa. Ukunta uugu ween waxaa dhasho, Goronyada, ayada oo ukumaheeda kaween yihiin, kuwa shimbiraha ama doorada.