User:Anwar saadaad

Ka Wikipedia

Anwar xuseen waa wiil ku dhashay magaalada BOSASO ee gobolka BARI gaar anwar waxa uu ku soo barbaaray baadiyaha degmada BALIDHIDIN waxaana uu BOSASO ku soo laabtay isagoo 5 jir ah waxaana uu bilaabay barashada qur aanka kariimka ka dibna waxa uu bartay cilmiga maadiga ee uu hada wali barto anwar hada waa fasalka sagaalaad ee dugsiga sare ee biyo kule magiciisa oo sadexan waa (anwar xuseen cali dheere) ama (cabdirisaaq xuseen cali dheere)