User:Cali Qalinle

Ka Wikipedia

Sagaalka(9ka) ilma samaale

halkaan ka aqriso xog ku saabsan sagaalka ilma Samaale, odayga samaale wuxuu dhalay sagaal caruur ah waana sida hoos ku qoran

1.Gardheere samaale : oo ah curudka ilma samaale waa beelaha kala ah ( Garjent, garre, cowrmale iyo ima saransoor oo kala ah Gaaljecel, Dagoodi, Ciise iyo masarre ).

2. Irir Samaale : ( waa dir iyo Hawiye ).

Dir waa Isaaq, Gadabursi, ciise, gurgura, surre,gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, baarsuug, wardaay, jiido, layiile, magaadle, dabruube, jaarso iyo gabooye).

Hawiye waxa uu dhalay lix Caruur ah

1.Hawiye Karanle ( waa 4 beelood oo kala ah : kaariye ,gidir, sixaawle iyo mursade).

2. Hawiye xaskul ( waa beesha xaskul hawiye ).

3.Hawiye Rarane ( wuu tirtirmay hadday jiraane waa dad yar )

4. Hawiye Gorgaate : waa 4ta mudulood oo kala ah : abgaal, wacadaan, moobleen iyo ujeejeen + habar gidir, duduble, silcis, wadalaan iyo sheekhaal .

5. Hawiye Gundhabe ( waa seddex beelood oo kala ah Baadicadde, jijeele iyo jidle).

6. Hawiye jambeel ( waa beesha jambeel oo degta gobalka bari ee putland ).

3. Mayle samaale : (waa beesha xawaadle oo keliya).

4. Maqarre samaale : ( waa Dabarre iyo Ciroole (Iroole) waxayna deegaan koonfur galbeed state iyo jubbooyinka ).

5. Harmaale samaale: ( waa beesha Ajuuraan oo keliya)

6. Xariire Samaale ( lama haayo weysa jiraan ).

7. Gurre Samaale: ( waa beesha Gurre ee dagan dhulka Somali galbeed).

8. Gariire Samaale: ( waa beesha gariire ee degan dhulka Somali galbeed)

9. Yaabur samaale : ( waa beesha hubeer oo hadda ka mid noqotay beelaha Raxanweyn).

Soomaalida waa sab iyo Samaale, sabku waa Digil&mirifle, halka samaaluhuna uu yahay sagaalka ilma Samaale.

Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado, lahjadda sabka waa maay, lahjadda samaaluhuna waa maxaa tiri inkastoo ay jiraan beelo ka mid ah ilma samaale oo ku hadla lahjado gaar ah sida: Garre, (Dabarre iyo ciroole), jiido cali iyo kuwa kale.

Sab iyo Samaale waxaa dhalay hal oday oo la yiraahdo Hiil Abroon, Odaygana waxaa dhalay boqorkii Cush. Marka Soomaalida waa Dad ku shitic ah.

Daarood Asalkooda ma ahan dad soomaali ah ee waa dad soomaaliyaaboy, asalkooda waa carab sida ayaguba ay sheegtaan .