User talk:41.218.24.143
Fadlan Waxba haka qorin sida: Reeraha ama Qabiilada hoose ama Jilibyada iyo wixii la hal maala.
Sababtoo ah Wikipedia Maaha meel lagu amaano ama lagu dacaayadeeyo Qabiilka. Fadlan aqri Qodobada raacsan wax kasii ogaanshaha wikipedia. Fadlan isku day inaad qortid wax nuxurleh oo la fahmi karo. Waad ku mahadsantahay isfahanka. |
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.