User talk:Cabdulaahi Hassan mohamed

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

bisha ramadaa. 192.145.174.199 18:11, 22 Maaj 2024 (UTC)[reply]

Ramadaan waa mid ka mid aha 12ka bilood

Bisha ramadaan waa bil eey muslimiinta ☪️ oo idil eey alla dartiisa uku taga cuntada iyo biyaha ba

busha ramadaan waa bil muslimiinta oo idil looku dambi dhaafo .


RAMADAAN=waa in laka soon naado waxyaabaha la cuno baakiheeysika iyo sharabka oo dhan.

Ramadaanka waxa uu ka bilaawdaa markii uu fajarka dhashto waxa uuna ku egyahaay markii eey qoraxda dhacdey


Bisha ramadaan waa bil aad iyo aad qiima badan laku helo dambi dhaaf in naarta la iska xureeyo iyo waxaa kalo la ka helaa in aad janada ka kasho albaabka loo yaqaano "al rayaan " 192.145.174.199 18:17, 22 Maaj 2024 (UTC)[reply]