Warya

Ka Wikipedia

Warya waa erey ka mid ah kalmadaha suuqiga ee Af Soomaaliga taasi oo la isticmaalo in loogu yeedho ragga da'da yar. Sida caadiga ah "warya" waxay ku xidhan tahay kolba jumlada ay ku jirto iyo qaabka loo isticmaalayo.

Waryaa waxaa lid ku ah "Naya" oo loo isticmaalo dumarka.