Wikipedia:Protected page

Ka Wikipedia

Walaale Hadalka aad ku hadleeso waa hadal wanaagsan faanka iyo ceyda wax wangsan ma ahan sidaan arkaayo adiga waxaa tahay nin Abgaal ah walaale Afarta Karanle Hawiye aa way oo Murusade sow ma ahan qabiilka 2aad ama 1aad ee Hawiye ugu weyn maxaa u xaqirtay Hawiye waxaa ka soo qadatay uun Abgaal lafihiisa taana walaga fiicnaa anaga hadaan nahay Beelweynta Karanle cidna wax ugu ma baahni hadaa sidaa inoo necbantihiin hadii kale ku sooqor qoraal kaan koban aan ku sodiri doono sida ugu dhaqsida badan inshallah Karanle: .Murusade: -Habar Ceeno -Habar Maxamad -Cabdale Sabti -Majabe Sabti -Ibrahim Sabti .Kaariye .Gidir .Siixawle intaas halagu soo qoro hadii ey nan cuqdad Karanle ku heynin wabilahi towfiiq Raisal wasaaraha na ma ixtiramin.