Wikipedia:Xeerka adeegsiga sawirada

Ka Wikipedia

Go'aan kasoo baxay golaha kalsoonida haysta ee muasasada wikipedia, dhamaan mashaariicda in la raaciyo qodobo ubaahan ruqsad xor ama sida "ruqasad la'aan".

waxaa suura gal ah in dib loo eego qodobada aan ahayn xor ama madaxbanaan:

  1. sawir muujinaya dhacdo taariikheed oo muhim ah taasoo dib aan loo matali karin.
  2. Sawiro astaan ganacsi ama shirkado.
  3. Sawiro ka hadlaya fanka casriga ah kuwaasoo maqaaladood la heli karo xuquuda milkiilahana lagu cadeeyey.
  • Sawir kasta ee khilaafan waa la tirtirayaa sida ugu dhaqsiyaha badan.
  • Sawirada marka halkaan la soo geliyo waxay noqonayaan kuwa xor ah oo aadan sheegan karin.

Waxaa ku qasbantahay dalkasto oo aad joogtaa waxa uu leeyahay qaanuun ugaar ah xagga sawiarada marka waa inaad macluumaad ka haysataa.

Shuruudaha guud[wax ka badal xogta]

  • dhowr xuquuqda qofka leh sawirka
  • Macluumaadkaan geli:
  1. Qeexista sawirka ama faylka waxa uu ka turjumayo;
  2. Milkiilaha xuquuqda ganacsi
  3. Nuuca sawirka، Iscaaner, laga qaaday telefishin, sawir xayeesiin, madbacad, lacag.
  4. Magaca maqaalka la doonayo ee template
  5. Ahmiyada faulka ee maqaalka. qiimaha uu soo gudbinayo faylka taasoo aan ahayn qoraalka.
  6. Halka laga soo qaatay.
  • Macluumaad aan qasab ahayn laakiin iska wanaagsan
  1. Taariikhda faafinta rasmiga ah, Taariikhda la soo saaray buuga, taariikhda laga soo daayey barnaamijka tv-ga.
  2. Magac ku haboon sawirka.
  3. Milkiilaha xuquuqda ku cadeey meesha

Sawir gaara[wax ka badal xogta]

Sawir kasta ee ah dadka nool waa in lagu daraa mashruuca commnis

Sawirada gaarka ah ee isticmaale yaasha[wax ka badal xogta]

Sawirka aad rabto inaad gashato bogaada gaarka ah waa inaad ka soo gelisaa commnis.

Sawir Taariikheed[wax ka badal xogta]

Sawirka taariikhiga ah toos halkaan ayaad uga gelin kartaa.

Tirtirista sawirka[wax ka badal xogta]

  • Sawirka waxaa la tirtirayaan 7 maalmood kadib markii la soo geliyey xaaladahaan soo socda:
  1. Sawir gaar ah oo uu qofku soo geliyey sheegtayna in uu ugaar yahay.
  2. Sawiro aan macno lahayn ama dad aan caan ahayn.
  3. Sawir la galiyey ruqsad la'aan.
  4. Sawir la geliyey xigasho la'aan ah.
  5. sawirada aan maqaal loo adeegsan ee Wikipedia Soomaaliga.
  • Sawiradaan si degdeg ah ayaa lagu tir tirayaa:
  1. Sawiro la geliyey si ruqsad leh loona wareejiyey Communis.
  2. Sawika dhowr jeer la geliyey kaasoo isku mid ah sawir ahaan ama magac ahaan.
  3. Sawir la mid ah mid ku jira communis kaasoo ka wanaagsan kan ku jira wikipedia.
  • waa la tir tirayaa 7 maalmood kadib markii lasoo geliyey marka uu noqdo sidaan:
  1. Asiga oo buuxin shuruudaha.
  2. Adigoon uyeelin magac ama qaab faylka, taasoo fakar ka bixin karta sawirka.

Qodobo muhiim ah[wax ka badal xogta]

  • Waligaa isku day inaad qorto sawirka halka aad ka soo xigatay, URL Web, ama magaca (ama magaca caanka ah) iyo habka lagu gaari karo (hadii aan si kale u dhigo:. Bogga, e-mail.) ee sawirka.
  • Adeegso bogga uu sawirka ku jira si sharaxaad looga helo.
  • Adeegsi "thumb" si uu sawirka qaab uyeesho.
  • Adeegso qaabkaan JPG Sawir fotograf iyo habka SVG Button, Astaamo, Sawir gacameed, Qariidad, Calamada, ama sawir kasta ee u eg dib unoqoshada PNG marka sawirka laga helo oo kaliya raster. adeegso habkaan GIF Filimada iyo sawirada dhaqdhaqaaqa, Ogg/Theora video. looma adeegsado Windows BMP sawirada; kuwaasoo ah habka BMP ee aan la isku caburin .
  • ku dar sawirka qoraal hadii ah dhacdo in uu soo bixi waaye si loo ogaado waxa uu yahay.