Windows 8

Ka Wikipedia
Astaanka Windows 8

Windows 8 waxaa haatan shirkada Microsoft ay soo saartay 1 Agoosta 2012, Barnaamij Cusub oo la yiraahdo Windows 8, iyadoo suuqyadana lagu sii daayay 26 Oktoobar 2012, waxana uu ka fiican yahay Windows 7 oo ka dhakhso badan yahay.

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Windows 7Windows 8Windows 8.1