Wolfgang Amadeus Mozart

Ka Wikipedia
Wolfgang Amadeus Mozart

Wolfgang Amadeus Mozart (magaciisa oo dhameestiran Yoannes Chrysostomus Wolfgangus Theophilus Mozart) (ku dhashay magaalada Salzburg, Austriya, 27 janaayo 1756 - ku dhintay magaalada Wien 1791) waxuu ahaa nin Austriyaan ah oo qoro heesaha musikada ah.Wuxuu ahaa nin aad caan ugu ahaa qorida heesaha musikada ah.Ninkaan waxuu dhintay asiga oo 35jir laakiin heesaha musikada oo qoray waxee noqdeen kuwo aad u weyn. Waxa uu ahaa Aasaasayaashii Maasooniyada