Xogsheeg Media

Ka Wikipedia

Xogsheeg, Waa Warbaahin dhanka Internet-ka ama aalada Online-ka ku qorta Wararka ka dhaca Soomaaliya iyo dhacda kasta oo aanu isleenahay Muhim ayay u tahay Aqristayaasheenna inay ogaadaan.

Sida magacaba ku cad Xogsheeg waxay shaqaalaheedu ka run sheegayaan xogta dhabta ah ee Warka,Dhacda kastaa oo ay soo qoraan.

Xogsheeg waa Warbaahin ay u siman yihiin dhamaan Umada ku hadasha Afka Soomaaliga, mana ahan Warbaahin Siyaasadeed ama Koox gaar ah ay leedahay.

Waxaa Shabakadani ay ku soo biirtay Hawada ama Online-ka 4-tii June, 2008, oo aheyd Maalintii dhidibada loogu taagay.

Xogsheeg waxaa halku dhig u ah (WARBAA UGU BAAHI BADAN), taas oo micnaheeda laga wada bogan karo.

Waxaan Soo Dhoweyneynaa Fikir kasta oo ka yimaada Aqristayaasheena hadaynu u aragno mid saxan.

Mustaqbalka Iyo Xogsheeg:-

Xogsheeg Media Online waxay higsaneynaa in aan aalada Online-ka ka gudbi doonto xilliga uu Alle Idmo, una gudbi doonto Aaladaha kale Sida TV iyo Radio.

Xiriirka:- Hadaba Wixii faah faahin intaa dheer Waxaad Booqan Kartaa Ciwaanada aan ku kala leenahay Bogagan Caalamiga ah:-

Xogsheeg On Twitter:- http://www.twitter.com/xogsheeg Xogsheeg On Facebook:- http://www.facebook.com/pages/Xogsheeg-Media/114241901936231 Xogsheeg On Youtube:- http://www.youtube.com/xogsheeg

Ciwaankeena Hotmail-ka waa xogsheeg@hotmail.com ama ciwaanka Webka oo ah Admin@xogsheeg.com

                                         http://www.xogsheeg.com Archived Diseembar 27, 2021 // Wayback Machine 
                                   Waad Ku Mahadsan tahay Aqrintaada.
                          
                         ©Xuquuqda Qoraalkani Waxaa Iska Leh Xogsheeg Media.