Yaa Qaatay Burcadkaygii?

Ka Wikipedia
Yaa Qaatay Burcadkaygii?
Jaldiga Buuga Nuqulkiisa Af soomaaliga
QoraaIsbenser Joonson
Qoraalka asalka
Yaa Qaatay Burcadkaygii? at Lua error in Module:Lang at line 15: attempt to index field 'lang_name_table' (a nil value). Wikisource

Yaa qaatay Burcadkaygii? Waa Buug kuna hagaaya isbadalka ku yimahada shaqadaada iyo nolosha . Waxa la daabacay sebteembar 8, 1998, waa waxqabkii ugu iibinta wacna qoraaga Isbenser joonson isla markana wa dhiigi galin halqabka gacansiga.

Joonson wuxuu u adeegsadaa burcadka tusaale ahaan waxa aad nolosha ka rabto, sida shaqo dhaali fiican leh, xidhiidh jacayl, hanti, ama jidh caafimaad qaba.Jawgu waa deegaanka aan ku noolnahay, sida goobta shaqada, asxaabta, qoyska.Buuggu waxa uu ka hadlayaa dhibaatooyinka burcadka aan waareyn noloshuna isbadaleyso, haddii aynu jecelnahay iyo haddii kaleba.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Ravin Rau. April 2021. Baoshttps://baos.pub/lessons-from-who-moved-my-cheese-by-dr-spencer-johnson-8862bf66acb5