Yuumbi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Yuumbi

Yuumbi waa Malaay Afka Qalaad waxaa lagu yiraahdaa Kingfish waana malaay midib ahaan Qalin ah Ama (Silver, waxoo ku nool yahay Badda.Malaayga nuucaan hilibkiisa aad ayoo u macaanyahay.