Maykoromitir

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Μm)

Maykoromitir (Af-Ingiriisi: micrometer ama micrometre; calaamad waa µm) waa unugga dhererka ee nidaamka cabbirka SI. Waxa kale oo lagu magacaabi karaa maykoron. Waa hal milyan oo mitir. Mayokoromitirka waxaa badanaa loo isticmaalaa cabbiraadda waxyaabaha yaryar sida bakteeriyada. Sida Angstrom-ka waxaa loo isticmaalaa shucaaca gudaha ama agagaarka sebegterum muuqda.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Maykoromitir sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.