12 (tiro)

Ka Wikipedia

Taariikhda Aden faroole habarcafan oo katirsan 12ka beelood ee habar cafaan kuwa ugu faca wayn uguna caansan waxaa laga hayaa taariikho badan marka laga hadlayo ragii caanka ahaa ee ka soo jeeday beeshan oo uu ugu horeeyo ismaciil shirwac oo ku magac dheeraa ismaciil hadal wanaaje oo si fiican looga yaqaano gayiga gadabuursi iyo soomalida inteeda kaleba taariikho badana laga hayo