Aşk-ı Memnu
Appearance
Aşk-ı Memnu (Jacayl Mamnuuc), waa taxane Telefishin oo turki ah oo asal ahaan ka soo baxayay Kanal D intii u dhaxeysay 2008 iyo 2010. Waa la qabsiga buugga Halit Ziya Uşaklıgil ee 1899 Aşk-ı Memnu[1]jilayaasha waa Beren Saat, Kıvanç Tatlıtuğ, Nebahat Çehre, Selçuk Yöntem, Hazal kaya.
| Aşk-ı Memnu | |
|---|---|
| Ku saleysan | sheekda "Aşk-ı Memnu" (1899) |
| Qoraa |
•Ece Yörenç •Melek Gençoğlu |
| qaybo |
|
| Starring | Beren Saat |
| Dhacdooyinka |
|
| Wadanka | Turkiga |
| Luuqada | luqada turkey |
| kanaal | Kanal D |
Dulmarka taxanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| qayb | Dhacdooyinka | Dhacdooyinka | Bilowga qaybta | qaybta Dhamaadka | Maalinta iyo Waqtiga Warfaafinta | Qaybta TV-ga | Kanaalka TV |
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 1 | 38 | 1-38 | 4-Sebtember 2008 | 18 Juun 2009 | Khamiista Jimcaha Sabtida Axadda 20:00 | 2008-2009 | Kanal D |
| 2 | 41 | 39-79 (Dhamaadka) | 4-September 2009 | 24 Junn 2010 | Khamiista 20:15 | 2009-2010 | Kanal D |