Aagga Dhaqaalaha

Ka Wikipedia
Aagagga badda ee xuquuq ahaan loo simanyahay

Aagga Dhaqaalaha (Af-Ingiriis: EEZ) oo laga soo gaabiyo (Af-Ingiriis: Exclusive Economic Zone) waa dhul lagula leeyahay, laakiin dalku dhaqaale ahaan masuul ka yahay oo khayraadka ku jira ka faa'iidaysan karo ama kala bixi karo. Dalka xeebta leh ma xannibi karo maraakiibta halkaas maraysa ama diyaarahada dul maraya. Waa aag aad maamulkiisa masuul ka tahay, khayraadkiisana kala bixi kartid, laakiin waa meel lagula leeyahay. Sida uu qabo xeerka badaha waa meel ay Fiiloyinka (cable) iyo tuubooyin ay gashan karaan dalalka kale.