U bood nuxurka

Abokor muuse

Ka Wikipedia
Abokor
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somaliland
Eratareya
 United States
 Turkey
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Other ,clans

Abokor (Ingiriisi: Abokor, Carabi: أبوبكر  ; , Magaca oo buuxa: Abokor Musa Da'ud Sheekh Ishaaq) waa Qabiil wayn oo ka mid ah beelweynta Eidagalle ee Isaaq. Beeshu waxay degaan rasmiya ku tahay Somaliland, Itoobiya iyo Kenya.

Dulmar Guud

The Abokor is a major Somali clan that is part of the Eidagalle clan of the Isaaq clan family, traditionally also called Saleebaan. Members of the Abokor Musa subclan are descendants of Sheikh Ishaaq bin Ahmed. The Abokor musa[1] is one of the large somali clans and among the most prominent sub-clans of the Eidagale. They inhabit the Hargiesa and Salahley regions of Somaliland, in addition to the Somali Region of Ethiopia and Kenya, where they form part of the Isahakia community[2][3].The Abokor Musa traditionally consists of nomadic pastoralists, merchants, and skilled poets.[4]

Tariikhda

Nasabka

Sheekh Isxaaq wuxuu ka mid ahaa culimadii ka soo haajiray Carabta kuna soo tallaabay badda si ay Islaamka ugu faafiyaan Geeska Afrika qarnigii 12aad ilaa 13aad. Sidaas darteed, Sheekh Isxaaq wuxuu guursaday labo dumar ah oo deegaanka ah gudaha Somaliland, wuxuuna ka dhalay siddeed wiil. Mid ka mid ah, Daoud, wuxuu noqday aabihii beesha Ciidagale.[5]

Xiliyadii Dhexe

Beesha Abokor Muuse waxaa si gaar ah loogu xusuustaa kaalintii ay ka qaateen halgankii uu hoggaaminayay Axmed Gurey (Axmed Ibraahim al-Ghazi) (Saldanadii Adal) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Sida lagu sheegay buugga taariikhiga ah ee Futuh al-Habash, beelaha Habar Magaadle, oo ay ku jirto laantan, waxay bixiyeen ciidamo iyo hoggaamiyeyaal muhiim ah.[6]

Beesha Abokor Muuse—waxay door weyn ka ciyaareen dagaalkii qarnigii 16aad uu hogaaminayay Axmed Gurey bin Xuseen (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Dagaalkan taariikhiga ah oo lagu xusay buugga Futuh al-Habash, beelo badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay. Halyeeyada la xasuusto waxaa ka mid ahaa Basiralle iyo Dhimbil oo ahaa ugaasyo , taariikh ahaana loogu xuso iyo saraakiil ciidan oo caan ah. Qaybo kamid ah geedka qabiilka (clan tree) ayaa loo xusaa Boqorro, kuwaas oo ku jira dhamaan tarkhiidii dhaqan ee beesha, gaar ahaan ku dhadhaw qarnigii 15aad ilaa 16aad, oo ah Sultanate . Basiralle, oo lagu xasuusto geesinimo, wuxuu ku geeriyooday dhawac soogaadhay meel u dhow magaalada Herar.[7] Sidoo kale waxay samayn wan ku lahayeen magalda tariikhiga ah ee zelia.

Axmad Bin Abii Bakar, Amiirkii Harar

Qarnigii 19aad, laanta Abokor Muuse waxay door muuqda ku lahaayeen ganacsigii ka socday Hargeysa–Berbera–Harar. Ganacsatadoodu waxay ahaayeen kuwa ugu firfircoon ee karavaannada ka keeni jiray gudaha Soomaalida xoolaha, muxurka, malmalka iyo subagga, kuna dhoofin jiray Berbera iyo suuqyada Carabta. Waxaa si gaar ah loo xusuustaa xiriirka dhow ee ay la lahaayeen Amiir Axmed III bin Abu Bakr, oo ahaa amiirkii Harar intii u dhaxaysay 1856–1875. Amiirka ayaa si weyn u qadarin jiray ganacsatada Abokor Muuse.[8]

Beesha Abokor Muuse waxay door weyn ka ciyaareen ilaalinta dhaqanka, xeerka iyo dhexdhexaadinta. Goobta barakeysan ee Aw Barkhadle, oo ku taalla inta u dhexeysa Hargeysa iyo Berbera, waxay ahayd xarun dhaar iyo heshiis lagu xallin jiray khilaafaadka. Odayaasha Abokor Muuse ayaa si gaar ah loogu qadarin jiray hoggaaminta dhaarta iyo heshiisiinta,oo ah Ugaaysada dhaqanka[9]

Abokor Muuse waxay caan ku ahaayeen hal-abuurka gabayga iyo xigmadda afka ah. Gabayga ayaa u ahaa hub lagula dagaallamo, laguna xafido taariikhda. Sida uu qoray Laurence Margaret, beesha Ciidagale (oo ay ka mid yihiin Abokor Muse) waxaa lagu yaqaanay in tiro badan oo rag ah ay gabyaa yihiin, taasoo ka dhigtay beel kaalin weyn ku leh suugaanta Soomaalida.[10]Sido kale Abokor Muuse waxay ahaayeen qoys caan ku ahaa fardaha fuulka iyo dagaalka, waxaana si weyn looga yaqaanay kartida dagaal iyo xirfadda ay ku lahaayeen maareynta fardaha dagaalka.

Map showing trade routes leading to Berbera.

Qarnigii 19aad, Abokor Muuse waxay door muhiim ah ku lahaayeen ganacsigii karavaannada ee u dhexeeyay Berbera iyo gudaha dalka. Waxay qayb ka ahaayeen aasaaska magaalada Hargeysa, taasoo markii hore ahayd xarun karavaan oo ay dhiseen ganacsatada Ciidagale.[11]

Taariikhda Abokor Muuse waa mid ku dhisan geesinimada dagaal, hal-abuurka suugaaneed, hoggaaminta dhaqameed iyo firfircoonida ganacsiga. Waxay qayb muhiim ah ka noqdeen halgankii diimeed ee Muslimiinta, nabadaynta bulshada Isaaq, iyo kobaca dhaqaalaha iyo dhaqanka gobolka—astaamo qeexaya kaalintooda qoto dheer ee taariikhda Soomaaliyeed.

Sidoo kale, waxay leeyihiin tariikh soo jireen ah oo ku salaysan dhaqashada xoolaha, sida Geela, Adhiga iyo lo'da, iyadoo geelu uu yahay xoolahooda ugu muhiimsan ee noloshooda ku tiirsan yihiin isla markaana ay Aad u dhaqdaan. Dhaqashada xoolaha waxay ka tarjumaysa hodantinimada, hiddaha, iyo xirfadda ay bulshadu ku dhisantahay oo soo jireen ah.

Baranches and Subclans

Beesha Abokor Muuse waa beel ballaaran oo caan ku ah geesinimada iyo hiddaha soo jireenka ah, waxayna leedahay faracyo iyo laamo badan oo si dhaw isugu xidhan.

Beeshan qiimaha leh waxay u kala baxdaa laamo waaweyn oo ay ka mid yihiin: Mohammed Dhimbil, Ahmed Dhimbil, Aden Abokor, Muuse Dhimbil

Saltanate of Abokor Musa

Beesha Abokor Muuse waxay caan ku tahay hoggaamin, halgan iyo ilaalinta dhaqanka. Intii taariikhdu xusuusato, beeshani waxay lahayd taliyaal dhaqameed oo ka kala socday laamaha iyo faracyada beesha, kuwaas oo door weyn ku lahaa xallinta khilaafaadka, ilaalinta nidaamka bulshada, iyo kordhinta midnimada beesha dhexdeeda.

Suldaanada, boqorrada iyo ugaasyada ka soo jeeda Abokor Muuse waxay ahaayeen hogaamiyayaal caan ah, kuwaas oo isku darsaday garaad, geesinimo, iyo karti ciidan. Markay timaaddo dirir ama dagaal, waxay ahaayeen abaanduulayaal dagaal oo hoggaamiya ciidamo si abaabulan u dagaallama. Halka marka nabaddu timaaddo, ay noqdaan odayaal dhaqameed oo hagaya bulshada dhinaca garsoorka, dhaqanka, iyo isku duubnida.

Qaybinta

Beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran u daganyihiin magaalada Hargeysa, gaar ahaan koofurta iyo galbeedka caasimadda. Xaafadaha ay si rasmi ah u deggan yihiin waxaa ka mid ah Calaamadaha , oo ay kala Qaybiso Wadada Halbawlaha ee Airport Road (Wadada Madaarka Egal), iyo xaafadaha Masalaha ( Siirooga galbeedkiisa), Jameecada, iyo qaybo ka mid ah Xaafadda October. Meelahan ayaa ka mid ah deegaannada taariikhiga ah ee ay beesha si xooggan ugu xidhan tahay.

Marka laga sii gudbo gudaha magaalada, Abokor Muuse waxay degaan Qoolcaday,Toon, magaalada Salahley, iyo tuulooyinka u dhow ilaa Ina-Guxaa, oo ah xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethiopia. Deegaannadan ayaa loo arkaa in ay yihiin laf-dhabarta beesha ee dhulka Somaliland, maadaama ay yihiin goobaha ay ku badan yihiin beelaha reer guuraaga ah iyo xoolo-dhaqatada beesha.

Dhinaca kale, beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran uga deggan yihiin Dalka Itoobiya , halkaas oo ay ku leeyihiin magaalooyin iyo tuulooyin badan. Magaalooyinka ugu waaweyn ee ay degaan waxaa ka mid ah Bisad, Abokor, Egal Addani, iyo Iskoyska, halka ay sidoo kale ku nool yihiin deegaannada u dhow Dooxada Galool-Fadhiidh. Meelahan ayaa xiriir dhow la leh magaalada Awarre, taas oo ah xarun muhiim ah oo ka tirsan gobolka.

Isku soo wada duuboo, beesha Abokor Muuse waxay degaan dhul aad u ballaaran oo ku kala yaalla labada dhinac ee xuduudda Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo leh isku xirnaan dhaqan, deegaan, iyo taariikh wadaag ah oo soo jireen ah.

Geed qabiil

A summarised clan family tree of the major subclans of Abokor Musa, is presented below:

  • Daoud (Eidagale)
      • Abokor (Saleiban)
        • Salieban Abokor
          • Mohammad Salieban
            • Saleiban Mohamed
              • Yousuf Saleiban
                • Osman Yusuf
                • Said Yusuf
                • Mohamed Yusuf
              • Arralleh Saleiban
                • Ali Arralle
                • Saleiban Arralle
                  • Abokor Saleiban
                    • Abdalleh Abokor
                      • Saleiban Abdalle
                        • Osman Saleiban
                          • Wa'eys Osman
                          • Mahamoud Wais
                          • Arralleh Wais
                          • Hussein wais
                    • Saleiban Abokor
                      • Warfa Saleiban
                      • Arrale Saleiban
                      • Farah Saleiban
                      • Mahamoud Saleiban
                    • Ibrahim Abokor
                      • Mohamed Ibrahim
                        • Jibril Mohamed
                        • Salah Mohamed
                          • Osman Salah
                            • Abokor Osman
                              • Hassan Abokor
                                • Muuse Hassan
                                • Laqshe Hassan
                                • Basiralle Hassan
                                • Dhimbil Hassan
                                  • Mohammed Dhimbil
                                    • Mucawiye Mohamed (Rer Mucawie)
                                    • Fatah Mohamed (Rer Fatah)
                                    • Gulled Mohamed (Rer Guled)
                                    • Musa Mohamed
                                      • Farah Muuse
                                      • Adawe Muuse
                                      • Aden Muuse
                                  • Muuse Dhimbil
                                    • Abdalle Muse
                                      • Muse Abdalle
                                        • Mahamoud Muuse
                                          • Shirdon Mohamoud
                                            • Hamud Shirdon
                                            • Jama Shirdon
                                            • Geele Shirdon
                                          • Hildiid Mohamoud
                                            • Ali Hildiid
                                            • Osman Hildiid
                                            • Geedi Hildiid
                                            • Hersi Hildiid
                                        • Abdalleh Muuse
                                          • Jibirl Abdalle
                                            • Kalil Jibirl
                                              • Hersi Kalil
                                              • Egal Kalil
                                              • Wais Kalil
                                              • Ali kalil
                                                • Said Ali
                                                • Koshin Ali
                                                • Arale Ali
                                                • Osman Ali
                                                • Guled Ali
                                                • Amare Ali
                                                • Boqorreh Ali
                                            • Aden Jibril (Rer Adan)
                                                • Benin Aden
                                                • Nour Aden
                                                • Ali Aden
                                                • Adan Aden
                                            • Abdi Jibril
                                              • Ali Abdi
                                                • Mumin Ali
                                                • Naleye Ali
                                                • Hussein Ali
                                                  • Mohamed Hussien
                                                  • Nour Hussein
                                                  • Dirie Hussien
                                                    • Hassan Dirie
                                                    • Aden Dirie
                                                    • Guled Dirie
                                                      • Abdalle Guled
                                                      • Mohamed Guled
                                                      • Jama Guled
                                              • Nour Abdi (Rer Nuur)
                                                • Ismail Nour
                                                • Hersi Nour
                                                • Gabal Nour
                                                • Mohamed Nour
                                              • Benin Abdi (Rer Benin)
                                                • Naleye Benin
                                                • Ahmed Benin
                                                • Hersi Benin
                                                • Warfa Benin
                                                • Samter Benin
                                                • Abdi Benin
                                                • Fatah Benin
                                                • Aden Benin
                                                • Dirie Benin
                                                • Farah Benin
                                                • Dahir Benin
                                                • Arale Benin
                                                • Guled Benin
                                                • Shirwa Benin
                                                • Abane Benin
                                                • Abdille Benin
                                                • Yusuf Benin
                                                • Arale Benin
                                                • Roble Benin
                                                • Osman Benin
                                              • Abdille Abdi
                                                • Gallab Abdille (Rer Gallab)
                                                  • Ismail Gallab
                                                  • Asker Gallab
                                              • Eiae Abdille (Rer Eiye)
                                                • Gulled Eiye
                                                • Sharmake Eiye
                                              • Mohamed Abdille
                                                • Ahmed Mohamed
                                                  • Samter Ahmed
                                                  • Ziyad Ahmed
                                                  • Mayle Ahmed
                                                  • Elmi Ahmed
                                                  • Warfa Ahmed
                                                  • Geedi Ahmed
                                                  • Amanle Ahmed
                                                  • Food Ahmed
                                                  • Roble Ahmed
                                                  • Ainanshe Ahmed
                                                  • Wais Ahmed
                                                  • Dhible Ahmed (Rer Dhibleh)
                                                    • Ismail Dhible
                                                    • Barre Dhible
                                                  • Ali Ahmed (Rer Ali)
                                                  • Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh)
                                                    • Derie Gubadleh (Rer Dirie)
                                                    • Boqorre Gubdleh (Rer Boqorreh)
                                    • Ahmed Dhimbil
                                        • Musa Ahmed
                                        • Osman Ahmed
                                        • Liban Ahmed
                                          • Abdi Liban
                                            • Osman Abdi
                                            • Ismail Abdi
                                            • Mohammed Abdi
                                              • Sarar Mohamed
                                              • Ahmed Mohamed
                    • Aden Abokor
                          • Awal Aden (Rer Cawl)
                            • Mahamoud Awal
                            • Hussien Awal
                            • Farah Awal
                            • Abdi Awal
                          • Hassan Aden
                            • Ziyad Hassan
                            • Odawa Hasaan
                            • Ladon Hassan
                            • Abdalle Hassan
                              • Ali Abdalle
                              • Abdi Abdalle
                              • Ahmed Abdalle
                                • Halas Ahmed (Rer Halas)
                                • Egal Ahmed (Rer Egal)
                                • Geedi Ahmed (Rer Gheedi)

Shacab caan ah

  • Mahamoud Ismail Gabush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader
  • Mohamed Mooge Liibaan – prominent Somali instrumentalist, vocalist, and poet.
  • Mohamoud Guure Husien (Gaal-Eri) – Was a key Somali political figure who led the SNM office in France and was responsible for Somalia’s foreign strategic policy
  • Aden Mohamed Guhad (Aden Walli) – He was a Colonel and the Commander of Internal Security of the (SNM), noted for his strategic leadership.
  • Ahmed Mooge Liibaan – prominent Somali musician and singer
  • Suldan Aden S.Farah.S.Omar –Respected traditional holder
  • Ahmed Mohamed Diriye (Toorno) – Former Minister of Education and planning
  • Gen.Mohamed Osman Aalin (Dayib)– Father of Somaliland Immigration border
  • Aadan Mooge Hirsi– was a respected SNM freedom fighter and intellectuals
  • Suldan Osman Baane –traditional leader
  • Shiekh Harreed – Scholar and Religious leader
  • Hussein Mohamed Mohamoud – Former Minister of Health
  • Mohamed Badel – was a poet, politician, and university lecturer.
  • Abdishakur Roble Ali– is a senior military leader in Somaliland.
  • Nadir Yusuf – Politician and Member for Federal Parliament of Ethiopia
  • Abwan Harir Osman Guray – Well-known Somali peot
  • Almis Omar Zakrie – Activist and Politician
  • Ughaz Ali-Abdi – A revered clan elder (Ugaas) and highly respected traditional leader.
  • Yusuf Saeed Elmi – Poet and politician
  • Hussein Habane - is a Lieutenant in the Somaliland Coast Guard
  • Kol Ibrahim Koodbuur – Revered Somali SNM commander and freedom fighter, known for his unmatched courage and sacrifice in the struggle against dictatorship
  • Guled Bihi Abdi – Politician and Member for Federal Parliament of Somalia
  • Khalid Foodhaadhi – Multi-Award-Winnnig Journalist

Tixraac

  1. Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615-1-5.
  2. Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Voice and Power. Routledge. ISBN 9781135751753.
  3. Laitin, David D. (1977). Politics, Language, and Thought: The Somali Experience. 9780226467917.
  4. Andrzejewski, B.W. and I.M. Lewis, 1964, Somali Poetry: An Introduction, Oxford University Press.
  5. I.M. Lewis, A Modern History of the Somali, fourth edition (Oxford: James Currey, 2002), pp. 31 & 42
  6. "مخطوطات-24 > بهجة الزمان > الصفحة رقم 16". makhtota.ksu.edu.sa. Retrieved 2017-08
  7. Morin, Didier (2004). Dictionnaire historique afar: 1288-1982. KARTHALA Editions. ISBN 9782845864924.
  8. Burton, Richard (1856). First Footsteps in East Africa. London: Longman, Brown, Green and Longmans. pp. 116–118.
  9. The Journal of the Royal Geographical Society Volume 19 p.61-62". 1849
  10. Laurance, Margaret. A tree for poverty: Somali poetry and prose. McMaster University Library Press. p. 27.
  11. Carlos-Swayne, Harald (1900). Seventeen Trips Through Somaliland and a Visit to Abyssinia. p. 96.